1=Xushmee dareenka dadka xataa hadii
aysan wax macne ah kula ahayn iyaga ayey macne tahay
2=Ilmada
ugu xanuunka badan maaha ta ka timaada indhahaaga ee ee wajigaaga daboosha ee
waa ta ka timaada qalbigaaga ee
qofnimadaada daboosha amase ruuxdaada
3=Ma
jiro qoys dhamaystiran waxaa dhici karta in aan doodno,isdagaalno,xitaa mararka
qaar aan wada hadlin lkn ugu danbaynta qoysku waa qoys jacaylkuna meeshisibuu
ahaan oo khilaafku uu dhaman
Inta ay nagasoo gaadhayso xikmadan
ta xiktaa
Sidaas iyo macasalaama
0 Comments