shaqooyinka la barto

 

Technologyada ayaa si joogto ah u korodha marwaliba oo wakhtigu sii socdo

waana kuwan hoos ku qoran

 

1:software developer = soo saaritanka software developer waaa shaqada loo bahanyhy wakhtigan la joogo  waayo maanta aad iyo aad ayaa loogu baahanyhy wakhtigan la joogo

2:cybersecurity specialists = khabiirada ku takhakhusay abniga internetka internetka ayaa iyagu qabta shaqada ah inay ka illaaliyaan nidaamyada compurada iyo shabakadaha gelitaanada aan la ogolayn


3:ARIFICIAL INTELLIGENCE (A) IYO MACHINE LEARNING (M)=injineerada ku takhakhusay Artifial Intelligence (A) IYO machine learning (ML) Ayaa naqshadeeya sidookle horumariaya niyaan iskood iyaga wax baraya ,kuna kalifaya in ay iyaga iskood go,aamo u qaataan ,waxayna ka shaqeeyaan   sida aqoonsiga hadalka iwm

4:CLOUD ENGINEERS= shaqadani waxay ka midatahay shaqooyinka wakhti xaadirkana la barto waxaana la shaqeeyaan kuwan hoos kun qoran

AMASON,WEB SERVER,MICROSOFTASURE,IYO GOOGLE CLOUD PLATFORM

5:PRODUCT MANAGER= maareeyayaashu Allaabta waxay kormeerraan ,horumarinta Allaabada softwareka laga bilaabo fikradaha illaa bilowga hawsha waxayna la shaqeeyaan kooxaha horumarinta, Naqshadeeyayaaasha iyo daneeyayaasha Si ay u hubiyaan in ay allaabtu buuxisay Baahiyaha macaamiisha lagu keeni doono

Isla wakhtiga iyo miisaaniyada ay sheegeen

6:IT PROJECT MANAGER= maareeyayaasha mashruucyada IT-GA waxay kormeeraan qorshaynta , hirgelinta iyo Dabagalka mashaariicda Tignoolajiayda . waxayna ka shaqeeyaan hubinta mashaariicda inlagu bixiyo wakhtigii loogu tala galay miisaaniyada iyo heerarka Tayada ee Loo Baahnaa